Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo maanta u ambabaxaya safar dibada ah

Maaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa iney maanta ka dhoofaan garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda dalka Jabuuti. Ilo xog ogaal ah ayaa allbanaadir online u sheegay in Farmaajo uu Jabuuti kaga qeyb galayo shir madaxeedka ururka IGAD oo looga hadlayo xaalada gobolka Tigray … Continue reading Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo maanta u ambabaxaya safar dibada ah